Friday 28 August 2015



Warsoomaali.com is sponsored by Worldsom Solar Worldsom Solar Energy  is a leading and trusted solar energy service provider in Somalia.  

 Image result for ramaas software Ramaas Software is  a website development company operating both in Somalia and in UK

____________________________________________________________

 

1

Muqdisho oo 25-sano kaddib marti gelisay bandhigga buugaagta caalamiga ah + Sawirro – Somaliweyn.org (Mogadishu International Book Fair launched    ) |  Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho ka furmey Bandhiga Buugaagta ee Muqdisho ( Mogadishu International Book Fair ) kaasoo socon doona muddo Saddex Cisho ah, waxaana ka qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Bulshada Rayidka, Qorayaal, Hal Abuurayaal, Ardeyda Jaamcadaha, Naadiga Hal Abuurka iyo Qalin Maalka Soomaaliyeed, Dhalinyaro Haween iyo Marti Sharaf kale.

Jaamacada Bariga Afrika oo soo bandhigay Qorshaha Waxbarashada ee sanadka 2015/2016 (Sawirro) – Horseed Media (East Africa University presents educational plan for 2015/2016    )   |  Jaamacadda Bariga Africa ayaa ku soo bandhigtay Magaalada Garoowe Qorsha Hawleedka iyo adeegyada Waxbarasho ee ay ugu tala gashay ardada Dhamaystiratay Dugsiyada sare oo ku taamaaya in ay ku biiraan Jaamacadaha Dalka . Gudoomiyaha Jaamacadda Bariga Africa Aadan Shiikh Doon oo Warbaahinta kula Hadlay Faraca Jaamacaddu ay ku leedahay Magaalada Garoowe  ayaa sheegay in jaamacadda […]

 

Gudoomiyaha Kulmiye oo Ka Digay Khilaafka Culimadda, Baaqna U Diray Culima Awdiinka Dalka (Daawo) - Baligubadlemedia.com ( Kulmiye Chairman warns against rift with religious leaders ) 

Tirada Dhallinyaro Hargeysa Iyo Burco Ka Tahriibay Oo Baabuur Kula Jabay Saxaaraha Liibiya Habeen Qad iyo Harraadna U Dhintay – Hubaal Media ( Immigrants from Burao and Hargeisa die of hunger and thirst in Libya Sahara after car breakdown   ) | Warar ka nixiyey shacabka Reer Somaliland, ayaa kasoo baxaya Dhinaca Saxaraha Dalka Libya, kadib markii gaadhi ay saarnaayeen Ugu yaraan 25 Qof oo dhammaantood  kasoo jeeda Magaalooyinka Hargeysa Burco uu Saxarahaas kula jabay kadibna ay…

Daawo: “Somaliland Geedi bay ahayde waxay degtay Deegaankii Qabyaalada…..”Xildhibaan Dheeg. – Waaheen.com ( Somaliland was the move, it has now settled in the area of  tribalism ) 

Related: Hargeysa Oo Lagu Qabtay Kulan Ku Saabsan Ololaha Cidhib-tirka Qabyaaladda –  Hubaal Media ( A anti-tribalism campaign meeting held in Hargeisa  ) |  Ololaha cidhibtirka qabyaaladda oo habeenkii xalay ahaa lagu qabtay xarunta dhaqanka ee magaalada Hargaysa,halkaasi oo ay ka soo qayb galeen dad wayne faro badan iyo aqoonyahan marti loo ahaa, ayaa waxa goobtaasi lagu fallanqeeyay hadimada ,xumaanta,dib u dhaca qabyaaladda iyo sida ay umadda u kala fogayso.

Suldaan Xukuumadda Ka Dalbaday Inay Bixiso Kharashka Deeqaha Waxbarashadda Ardayda Beelaha Gobooye – Hubaal Media ( A traditional leaders asks for Somaliland government to  pay scholarship fees for  Gaboye clan student )| Suldaan Nadiif Saydh Jibriil, oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa ugu baaqay xukuumadda gaar ahaana wasaaradda maaliyadda in la sii daayo kharashka lacageed ee ardayda beelaha la hayb-sooco lagaga bixiyo jaamacadaha.Waxaanu sheegay suldaan Nadiif in ardaydaasi oo sanad walba ay xukuumadda Somaliland ka bixiso lacagta Fee-ga jaamacadaha in sanadkan uu hakad galay, isla markaana   in hadda ardaydii beelaha Gabooye ee jaamcadaha geli lahaa sanadkan in laga hor is-taagay.

Xubin ka mid ah qurba-joogta reer Awdal ah oo loo xidhay Awdalstate kadibna la sii daayay )  –  Awdalpress.com  (A member of Awdal Diaspora is released after detention   ) | Xubin ka mid ah qurbajoogta reer Awdal oo magaciisa la yidhaa Mohamed Jaamac Muuse oo loo yaqaan Oday, isla markaana deggen dalka Ingiriiska, ayaa shalay ciidammada ammaanka ee Borama u xidheen inuu ka mid yahay kooxda Awdalstate ee mucaaradka ku ah Somaliland.

alas (1)

Maamulka iyo Ardayda Machadka Caafimaadka ee Laascaanood oo Olole Caafimaad Ka Sameeyay Deegaamada Shululux iyo Dhummay ee Gobolka Sool – jidbaale.com ( Las Anod Health Institute  students conduct a health campaign in Shululuh and Dhummay hamlets of Sool  ) |  Maamulka,macalimiinta iyo ardayda machadka caafimaadka Laascaanood ee Sool Institute of Health Science(SIHS) ayaa olole caafimaad kasameeyay deegaamo hoostaga xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Dhamaan bahda machadka caafimaadka ayaa Ololahan kasameeyay deegaamada Shululux iyo Dhummay ee gobolka Sool iyagoona halkaasi ay siwayn uga faa,idaysteen bulshada kudhaqani hawliii gargaarka caafimaad ee ardayda iyo machadka caafimaadku halkaasi kawadeen.

Mala aamini karaa siyaasiyiinta Soomaalida ?‏ – shaaciye.com ( Can I trust Somali politicians?     ) |  Qormadan, Waxa aan kaga hadlaynaa siyaasiyiinta Soomaalida oo waayadan lagu arkay dhaqamo aan horay loogu arag siyaasiyiintii hore ee Soomaaliyeed, iyo waliba siyaasiyiinta Caalamka aan ku noolnahay. Nimankan aan ka waramayo ee Soomaalida ah, ayaa waxa ay dadaal dheer u galaan sidii ay u qaban lahaayeen xilal qaran sida madaxweyne, ra’isulwasaare, wasiir iyo waliba noqoshada xubin baarlamaan oo ay mararka qaar u maraan bixinta laaluush iyo qabyaalad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>