Saturday 29 August 2015- Thursday 31 December 2015



Warsoomaali.com is sponsored by Worldsom Solar Worldsom Solar Energy  is a leading and trusted solar energy service provider in Somalia.  

 Image result for ramaas software Ramaas Software is  a website development company operating both in Somalia and in UK

____________________________________________________________

 

 Kulan Balaadhan Oo Loogu Baroor Diiqayo Qoraagii Axmed Cali Abokor Oo Buuhoodle Lagu Qabtay – jidbaale.com ( Memorial serice for the late writer Ahmed Ali Abokor held in Buhotle )

 

Hay’ad laga leeyahay Dalka Sacuudiga oo Xoolo Udxiyo ka qeybisey degmada Baardheere (Daawo Sawirro) via Allgedo.com ( Saudi-owned agency distributes sacrificial goats in Bardheere [ for Eid ] )

Dawlada Somaliland oo Ku Eedaysay Ciidamada Punt land inay Qayb weyn ka qaateen Dagaal shalay ka dhacay Gobolka Sool, Iyo Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gaadhay Deegaankii lagu Dagaalamay DAAWO – Somalidiasporanews.Com ( Somaliland government accuses Puntland troops of involvement in clashes in Sool )

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ku baaqay in la joojiyo colaada beelaha (Daawo) – Puntland Post ( Puntland Parliamentary Speaker calls for cessation of intra-clan hostilities [ in sool ] )
Madaxweynaha Jubbaland oo cafis ufidiyay Maxaabiis fara badan – Radio Danan ( Jubaland President pardons prisoners )

Abwaan Maxamed Warsame Taban-taabo oo xalay Muqdisho ku Geeriyooday via somaliwayn ( Singer Tabantaabo passes away in Mogadishu )

Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli Oo Dhabarka u jeediyey Maamulka Puntland:- Daawo –  somaliwayn ( Warsangali Clan’s  Paramount Chief turns his back on Puntland )

Badhasaabka Awdal oo Shaqadii ka joojiyey isuduwii Ciyaaraha Gobolka via Waaheen Media Group ( Awdal Governor suspends Sports coordinator )

Shirkii Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Si Loo Dhan Yahay Loo Muddeeyay –  Somaliland.Org ( Kulmiye Party Conference date set )

“Cirro Waxaa Ka Muuqatay In Aanu Adkaysi U Lahayn Culayska Siyaasadda” Muuse Biixi – Waaheen Media Group ( Muuse Biixi: Somaliland Parliamentary  Speaker cannot handle political pressure )

Qaraxii Habeen hore kadib, ISBEDAL lagu sameeyay Galista Villa Somalia – Wacaal Media (Villa Somalia introduces new security measures following deadly blast  )

JUBBALAND oo Amarro duldhigtay Mulkiilayaasha Guryaha Kismaayo Wacaal Media (Jubbaland sends stern warning to house owners.  )

Khaatumo oo sheegtay in 20 Maxaabiis ah si xoog ah uga soo furteen Xabsiga Laascaanood –  Wacaal Media (Khaatumo State claims forcefully releasing 20 Prisoners from Somaliland cells )
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Qardho oo la dhaariyay (Akhri Liiska) –  Horseed Media ( Qardho district councillors sworn in )

Daawo Kulan Dhexmaray Royal TV Badhan & Guddoomiyaha Jaamacadda Makhir University –  Awdalpress.com ( Royal TV interview with Chairman of Maakhir University  )

ARAGTIDA PUNTLAND EE KU AADAN WADA TASHISHIGA QARAN EE GEEDI-SOCODKA DOORASHOOYINKA 2016-KA – Puntland Post ( Puntland Stance on Consultative Meeting for 2016 elections )
DHAGEYSO EXCLUSIVE: Ciidamo Itoobiyaan ah oo la qorsheynayo in la keeno magaalada Kismaayo(Warbixin) – Saadaal Media ( Ethiopian troops to be deployed in Kismayo )

War-Saxaafadeed: Shirkadaha TransferGalaxy Iyo Telesom oo Daah-furay Iskaashi Adeegga Xawilaada Dibadda Ah – Hubaal Media ( Press Release: TransferGalaxy and Telesom launch external Money Transfer Partnership )

Dhageyso: Shir nabadeed oo beelaha Mareexaan uga furmay magaalada Caabudwaaq ”FAAHFAAHIN” – Saadaal Media (Peace conference for Marehan clans opens in Abudwaaq)

Muqdisho oo laga xusay Maalinta nabadda adduunka (SAWIRADDA) – Wacaal Media ( World Peace Day observed in Mogadishu )

DFS oo Bixinta Mushaarka Ciidamada Booliska ka wado Muqdisho {Sawirro} –  Wacaal Media ( Somali Federal Government to pay  salaries of  the Police force

Afmadow: Daawo sawirada xarun caafimaad oo laga hirgaliyay degmadaas –  dhanaanmedia.com ( Health centre opens in Afmadow – pictures)

Maxay Yihiin Qodobada Lagu Heshiiyay Shirkii Diridhaba Uga Socday Somaliland Iyo Dawladda Itoobiya – Hubaal Media ( Wht did Somaliland and Ethiopian governments agree on in Diredawa meeting ?

Machadka SIDRA oo Cilmi Baaris ku samaynaya Dimuquraadiyada iyo Doorka Siyaasada Haweenka (Sawirro) –  Horseed Media ( Puntland: SIRDA to conduct a research into democracy and the role of women in politics )

Xiliga ay dhacayso doorashada Gudoomiyaha Degmada Qardho oo lashaaciyay (Daawo) – Horseed Media  ( Date for Qardho district  commissioner election set )

(Sawirro +Dhageyso) Wasaaradda cadaalada Puntland oo maanta xariga ka jartay nootaayadii ugu horeysay oo sharciga waafaqsan – puntlandi.com ( Puntland Justice Ministry inaugurates  the first notary office )

Proff: Samatar oo Ku Taliyay In La Yereeyo Tiradda Jaamacaha Somaliland, Tayona Loo Eego. – Baligubadlemedia.com ( Professor Ahmed Samatar: Reduce the number of universities in Somaliland )

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco oo Eedaymo Culus U Jeediyay Maayarka Magaaladda Burco – Baligubadlemedia.com ( Burao  City Councillor harshly criticises  the Mayor )

Xukuumadda Oo Ansixisay Horumarinta Siyaasadda Qaranku Ku Daryeelayo Naafadda – Somaliland.Org ( Somaliland government ratifies  development policy for disabled people )

Somaliland: Maaliyada Dalka oo Dibu Habayn Balaadhan lagu samaynayo. – Waaheen Media Group ( Somaliland public finance to be reformed )

Booliska magaalada Boosaaso oo gacanta ku dhigay dhawr magafayaal ah oo dadka Tahriibin jiray – Wacaal Media (Police in Boosaaso arrest human traffickers )
Shabeelada Hoose Fiyatnaamtii Soomaaliya -shaaciye.com ( Is Lower Shabelle the Vietnam of Somalia? )

Dhegayso..Dalxa”Gobolka Shabeelaha hoose weli ma xuroobin oo waa la gumaystaa” – IshaBay Dhaba ( Somali Federal MP Lower Shabelle Region is not free yet )

Beeraleyda gobolka Shabelaha Hoose oo loo furay tababar dhinaca beeraha ah –  Radio Danan ( A training for Lower Shabelle farmers )

Dhagayso:Sicir barar laga dareemaayo Suuqa degmada jowhar –  Radio Danan ( Inflation in Jowhar markets )

“Maxkamadaheenu Saylad Ayey Noqdeen, Saylad Loo Shaqo Tago Oo Dilaaliintu Yimaadaan, Dilaaliintaas Oo Dhana Waa La Xidh Xidhayaa”Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Ee Somaliland – Haatuf Media Network ( Somaliland Supremebe Court Justice: Our courts have become a a market for brokers; all brokers will be arrested)

Warculus: Dhageyso Saraakiisha Ciidamada Deegaanka Oo Si Cad Ugu Dhawaaqay In Aysan Aqoonsaneyn Maamulka Xasan Cumarey – Markacadey.com ( Officers of local forces state  they don’t recognise Hassan Amarey administration )
Boosaaso:-Culumadda Puntland oo baaq kaso saaray Kutub Xambaarsan Fikirka Shiicadda. –  puntlandi.com ( Puntland religious leaders warn against a book on Shi’ite school of thought )

Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Ethiopia (Daawo) -  Baligubadlemedia.com ( Somaliland authorities travel to Ethiopia )

Dawladda Puntland oo Cashuur kuxoo Rogtay Shirkadaha Bixiya Adeegyada Korontada iyo Biyaha(Dhageyso) –  Somali RBC Radio ( Puntlad to levy tax on utility companies )

Daawo Video:-Gobolka Bari oo laga bilaabayo ururinta dhaqaaaha lagu dhisayo Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo –  puntlandi.com ( Fund-raising for Eldahir-Erigavo road to begin in Bari region  )

{Yurub ama Geeri} Warbixin Naxdin Leh oo Muujisay Ciqaabta iyo Silica la Mariyo Tahriibayaasha Liibiya Warbixin Murugo Leh DAAWO – Somalidiasporanews.Com ( A report on how immigrants are mistreated in Libya )
(Sawiro) Dawladda Puntland oo Shahaadooyinka Aqoonsiga Qaxootinimo siisay dad kaso qaxay Yaman oo ku sugan Gobolka Sanaag. – puntlandi.com ( Puntland issues identification papers for refugees in Sanaag )
WARBIXIN + Daawo: Maamulka Puntland oo Hub iyo saanad keenay Jiida Qoriley, “Khaatumo ayaa nala dagaalameysa”..- jidbaale.com ( Puntland deploys ammunitions in Qoriley )

Al-shabaab oo Jannaale qabsatay – VOA ( Al-shabaab takes over Jannaale  )

Hay,adda IOM oo Xarumo Caafimaad iyo Barakacayaasha Baardheere u qeybisey Gurmad Daawo(Dhageyso+Daawo Sawiro) –  Saadaal Media (International Organization Migration  distributes medicine to  health centres and  internally  displaced people

Dawladda Ingiriiska oo Bayaamisay Mawqifkeeda la Xidhiidha Mustaqbalka Somaliland –  Somalidiasporanews.Com ( The British government clarifies its position on Somaliland )

Wasiir Maareeye “Waxaa noo qorsheysan in aan dib u dhisno Tiyaatarka Qaranka” – Radio Muqdisho ( Information Minister: We have a plan to rebuild the national theatre )

UNICEF oo Shaacisay in Somaliland ka Bilaabayso Talaal Cusub oo Cudurka Jadeecada ah lagula dagaalamayo – Waaheen Media Group ( Unicef to launch immunisation  campaign against measles in Somaliland )

Exclusive– Shirka Kismaayo lagu qabanayo 20 bishaan yaa kasoo qayb galaya Maxaase looga hadlayaa – puntlandi.com (Consultations Conference to be held in Kismaayo )

Gaadiidka Ku Safra Wadada Xiriirisa Muqdisho Iyo Baydhaba oo Isbaaro Ka Cabanaya – IshaBay Dhaba ( Illegal roadblocks opetators between Mogadishu and Baydhaba road )

Deegaanka Ceel huur ee Gobolka Mudug oo Biyaha Bada kusoo Rogmadeen + Cabsi ka Jirta Deegaanka,, – Mudug24.com ( Sea water floods Elhuur area of Mudug )

Shariif Xasan “Halala dagaalamo kuwa UGUS la shaqeeya ee ku sugan Magaalada Baydhabo” – somaliwayn ( Southwest President: We have to  fight Al-shabaab operatives in Baydhaba )

Dekeda Weyn ee Magaaladda Boosaaso oo Xoolihii ugu Tirada badnaa ka dhoofayeen xili Habeen keliya laga qaaday 60,000 oo neef(Sawirro) – Somali RBC Radio ( More livestock being exported through Bosaso Port )

Somaliland: Shirkii Sanad laha ahaa ee Deeq Bixiyeyaasha Oo Hargeysa ka Furmay + Sawiro – Waaheen( Eighth High  Level Coordination Meeting held in Hargeisa )

DAAWO VIDEO : Magafayaasha Puntland Oo La Qabtay & Faah faahin Ay Ka Bixiyeen Shaqadooddii –allgalguduud.com ( Puntland human traffickers arrested)

Daawo:Horumarka Degmada Widhwidh iyo Goobo Caafimaad oo laga Furay Sawiro –jidbaale.com (Health facilities launched in Widhwidh )

Todobaadka dhaqanka jaamacadda Muqdisho oo la soo gabagabeeyey –  shaaciye.com ( A culture of week concluded in Mogadishu University )

Xaflad Caleemasaar oo loo sameeyey Duqa Cusub ee Garoowe Xasan Goodir (Sawirro) – Horseed Media ( Inaugration ceremony for  the new Garowe Mayor )

Taliyaha guud ee ciidanka Jabuuti oo maanta gaaray Magaalada Jalalaqsi via somaliwayn ( Djibouti Commander arrives in Jalalaqsi )

Qaramada Midoobay: wadahadal ha lagu xaliyo mooshinka looga soo horjeedo M.weyne Xasan –  Shabelle Media Network (
UN Envoy encourages all parties to resolve impeachment motion )

REVEALED: Al-shabaab used sophisticated weapons in Leego attack. – Wacaal Media (REVEALED: Al-shabaab used sophisticated weapons in Leego attack.  )

(Sawiro) Ardaydii Ugu Badnayd Ee Sanadkan Ka Qalin-jabisay Jaamacadda Nugaal Laascaanood –jidbaale.com ( Largest number of students graduate from Nugaal University )

Sare u kac Ballaaran oo ku yimid Qiimaha lagu Kala Iibsado Kalluunka Suuqyada Puntland via Somali RBC Radio ( Fish price increases in Puntland )

Waxaa la joogaa waqtigii Maamul wanaagu ku baahi lahaa goboladda iyo degmooyinka puntland oo dhan. – Puntland Post ( It is time to spread good governance  to regions )

Muqdisho oo marti-gelin doonta kulan wada-tashi oo ku saabsan hannaanka doorasho ee 2016 – Bar-kulan ( Mogadishu to host Vision 2016 consultations )

Ma mooddaa in ay ciidamada Amisom ku dhaceen dabinkii ay u dhigtay Xarakada Al-shabab ?=Faallo= – somaliwayn ( Has Amisom fallen into Al-shabaab trap?)

Maxaa keenay in Jaamacada Hargeisa Magaceedii la boobo yaase ka danbeeya ?Q/1AAD – Baligubadlemedia.com ( Why is Hargeisa University name being stolen ?)
Khabiir miino-baaris oo u dhashay Sweden oo ku dhaawacmay Soomaaliya – Awdalpress.com ( Swedish landmine expert  wounded in Somalia )
TOP DHAGEYSO: Taliyaha ciidanka badda Puntland oo sheegay inay ku raad joogaan kooxaha dadka ka tahriibiya deegaannada Puntland(Wareysi) – Saadaal Media ( Puntland Navy Commander: We are on the trail of human traffickers )
Daawo Film Laga Sameeyay Dhalinyarada Budhcadda Ah Ee Habeenkii Dadka Baadhata – Somalidiasporanews.Com ( A film on muggers in Hargeisa )

SARKAAL katirsanaa militariga DFS & Ciidankiisa oo u goostay Ahlu Sunna – Wacaal Media ( A Somali Army official defects to Ahlu Sunna forces )

Maxkamada Degmada Oo Xukun Xadhig ah,Iyo Ganaaxyo kale Ku Riday Haweenay Diinta Sifo Qaldan U Faafisay Una Turjuntay Shareecada Islaamka DAAWO – Somalidiasporanews.Com ( Hargeisa Court sentences a woman who was spreading distorted interpretation of Islam )

TOP DHAGEYSO: Madaxweyne Xasan Sheekh ‘’Hantida la kala heysto waa in la isku celiyaa”+Gurigii Col. Xaashi Furre? – Saadaal Media (President Hassan Sheikh: Illegally acquired properties should be returned to rightful owners )

(Sawiro) Liiska Guddiga Sanduuqa hormarinta Gobolka Mudug oo laso Bandhigay – puntlandi.com ( List of Mudug Development Fund committee released )

Ururka TOL-KAAB Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Deegaanka Sheekh Nuur - Awdalpress.com ( Somaliland:  Tolkaab Association distributes aid in Sheikh Nuur Area of  Awdal region )

“Inaynu Qabyaallada Ka Guurnaa Miyey Innaga Go’an Tahay?” – Hubaal Media ( Somaliland: Are we committed to abandoning clanism ?)

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho ku tagey Degmada Afgooye – Wacaal Media ( President Hassan Sheikh pays a visit to Afgoye )

Sababta Ka dambeysa Inay kala tagaan Maleeshiyada Xasan Jaamici (Xog) – Markacadey.com ( Marka: Why Hassan Jami’i militias disbanded )

Daawo Sawirada Shirkadda Golis iyo Habeenka Saxaafadda - puntlandi.com ( Golis Telecom and the Media Evening )

Wariyaasha Mudug iyo Shirkada Golis oo soo dhaweyn u sameeyay wariyaal Garowe ka yimi, kuwa safrayana sagootiyay (Sawirro) – Puntland Post ( Mudug journalists and Golis Telecom welcome reporters from Garowe and bid farewell to journalists returning to regions )

Daawo: Arday ka socota Jaamacada Gollis qaybteeda Burco oo Hargeysa u soo Ambo baxay. – Waaheen Media Group ( Students from Golis University Burao Branch travel to Hargeisa )

Daawo ganacsiga ‘‘MAGAFE‘‘ iyo silaca ku xeeran – dhanaanmedia.com ( The Unkind human trafficker )

Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ku daahfuray sanduukha hormarinta Gobolka Mudug (Sawirro) – Wacaal Media ( Puntland President launches Mudug Development Fund )

Tadamun oo deeq raashin ah gaarsiisay qaxootiga ka soo qaxay Yemen ee magaalada Qardho (Sawiro) – Horseed Media ( Tadamun distributes aid to Yemeni refugees in Qardho )

Daawo Sawirrada: Ururada Bulshada Rayidka Koonfur-galbeed oo Hogaan Ku Doortay Magaalada Baydhaba‏ – IshaBay Dhaba ( Southwest Civil Society elects leadership in Baydhaba )

Bandiiradley iyo Gaalkacyo inta u Dhaxeysa oo Laga Qaaday isbaarooyin.. – Mudug24.com  ( Illegal road-blockas between Galka’yo and Bandiiradley removed )

Ganacsatada Saylac oo ka cabanaya cashuuraha laga qaado shiidaalka ay Yemen geeyaan iyo kuwa Berbera oo sadex jeer laab ka Jaban-  Waaheen Media Group ( Sayla’ traders complain of exorbitant tax levies on fuel they export to Yemen )

Dufcadii 7aad Oo Ka Kooban 414 Arday Oo Ka Qalinjabiyay Jaamacada Admas Ee Hargeysa Iyo Masuuliyiin Somaliland Iyo Ethiopia Ka Socday Oo Ka Soo Qaybgalay – Awdalpress.com ( The seventh batch graduates from Admas University )

Warbixin”Hoos U Dhac Ku Yimid Qiimaha Lakala Siisto Xoolaha Suuqyada Beledweyne “Dhageyso” – Radio Muqdisho ( Livestock prices drop in Beledweyne )

Jaaliyada New Zealand oo Qaxootiga kasoo Qaxay Yemen ee Bosaso gaarsiiyey lacag – puntlandi.com (Somali Diaspora in New Zealand sends money to returnees and Yemeni refugees in Bosaso )

Agaasime Ducaysane oo sheegay in Xeebaha Puntland ku xoogaysteen Kalluumaysiga Sharci Darada (Dhageyso) – Horseed Media ( Puntland Official; Illegal fishing  in Puntland coats on the increase )

Hay’adda Life Line oo Barakacayaasha Ceelwaaq u qeybisey Gargaar Lacageed (Dhageyso cod) – Allgedo.com (Lifeline distributes aid to displaced people in Elwaq )

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Somaliya uga Digay Faro galinta Khayraadka Somaliland via Waaheen Media Group (UCID Chairman warns Somalia against interfering in Somaliland resources )

Sidee Buuhoodle Looga Arkaa Shirka ka Socda Degmada Balicad ee Gobolka Cayn?!!! –jidbaale.com (  How do people in Buhotle view Balli-ad  conference?  )

Maamulka Gobolka Sh.Hoose: Ciidamada DFS wey ka gaabiyeen sugida amaanka Gobolka –  Shabelle Media Network ( Lower Shabelle administration: Somali Army fell short of protecting security of the region )

Sheekh Aadan-Siiro Oo Wiilasha Iyo Gabdhaha Is-Raba Ee Awood Dhaqaale U Dabran Ugu Bushaareeyey Taageero – Haatuf Media  ( Sheikh Siiro unveils a plan to support girls and boys who are unable to marry each other due to economic reasons )

Daawo: Madax-dhaqameed Taageeray In la Kireeyo Haamaha Shiidaalka si Adeegooda Loo Hagaajiyo –  Somaliland.Org ( Traditional leaders support the privatisation of oil depots to  improve services )

Akhriso Nuxurka Qoraalkii Madaxwayne Siilaanyo Ku Daadifeeyay Go’aankii Golaha Wakiiladda –  Baligubadlemedia.com ( Read the gist of a decision Somaliland President made to reject the decision  of Somaliland Parliament )

Dhacdo Farxad Leh: Aabe Iyo Hooyo Mar Qudha Ka Wada Qalin-Jebiyay Jaamacada Bariga Bariga Afrika-Faraceeda Buuhoodle – jidbaale ( Father and Mother graduate from East Africa University in Buhotle )

DHAGAYSO:Ciidamada Ka tirsan Dowlad Gobaleedka Gobalada Dhexe ee Gaaray Caabudwaaq+SABABTA? – Saadaal Media ( Troops from Central Regions administration arrive in Aabudwaaq )
(Sawiro) Guddiga Gurmadka qaxootiga Yaman oo Boosaaso ka ambabixiyay qaxooti u dhashay dalka Yaman – puntlandi.com ( Refugee and Returnee Assistance Committee in Bosaso  help Yemeni refugees travel to Mogadishu and Hargeisa)
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo Tijaabo qarsoodi ah ku sameeyey diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha – Himilo Media Group ( Somaliland  Electoral Commission conducts secret pilot registration )

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Khudbadd Ku Saabsan Caqabadaha Iyo Fursadaha Horyaala Ictiraafka Somaliland Ka Jeediyey Jaamacadda Gollis – Waaheen Media Group ( Somaliland Foreign Minister on barriers to diplomatic  recognition )

Mashaariicdii turkigu u ballan qaaday soomaaliland oo laga musmaaray-  Awdalpress.com ( Somaliland  Turkish projects for Somaliland blocked )  

Hogaan RRUda G/Awdal Oo Xadhig Sharci Darro Ah Kula Kacay Wariye Jaamac Oo Ka Tirsan wariyayaasha ka hawl gala G/Awdal . – Awdalpress.com ( Rapid Response Unit illegally arrests a reporter in Awdal )

Daawo:-Xildhibanada Maamulka Jubba Oo Ka Jawaabay Hadalkii GD Jawaari – Astaanta Qaranka ( Jubaland MPs respond to Federal Parliamentary Speaker )

Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo telefishanka Horn Cable ku amaanay barnaamij su’aalo lagu weydiinayay Faysal Cali Waraabe- Somalidiasporanews.Com ( Professor Ahmed Samatar praises Horn Cable for questions put to UCID Chairman )
Xisbiga Waddani oo Cambareyey Xadhiga lagula kacay Ururka Hiliblayaasha via Waaheen Media Group ( Hargeisa: Waddani Party condemns the arrest of Chairman of Butchers’ Association )

Deegano ka Tirsan Hobyo Oo laga soo Sheegayo Abaaro iyo Biyo la.aan Xoogan,,, – Mudug24.com ( Droughts affect parts of Mudug region )
Gobolada Dhexe oo loo Tababarayo 80 Macalin oo Wax ka Dhigidoona,,, –  Mudug24.com ( 82 teachers to be trained for Central Regions )

Dhageyso) Boqor Burhan Boqor Muuse oo baaq nabadeed udiray beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Sool – puntlandi.com ( King Burhan appeals to two brotherly subclans  who clashed in Sool to reconcile  )

Video: Wasiirka Arimaha Bulshada Khaatumo Oo Ka Hadlay Wixii Wasaaradiisa U Qabsoomay – jidbaale.com ( Khatumo Social Affairs Minister on his ministry’s  accomplishments )l

Adeega E-Dahab oo si balaaran ugu baahay deegaamada Puntland (Sawirro+Dhageyso) – Horseed Media  ( EDAHAB Mobile Wallet widely used in Puntland )

BAANKA DHEXE EE SOMALILAND IYO WAAYO-ARAGNIMADA UU KA HELI KARO HAB-MAAMULKA LACAGAHA ZAAD-KA IYO EDAHAB-KA HADDII UU U MARO HAB-RAACA MAAMULKA LACAGAHA SIDAN OO KALE AH EE DALKA NIGERIA. – Awdalpress.com ( Lessons Somaliland Central Bank can learn  Zaad and eDahab Mobile Wallets  )

Eng: Maxamed Xaashi Cilmi oo Ka Sheekeeyay Siyaabaha Looga Bixi Karo Saboolnimadda-  Baligubadlemedia.com ( Engineer Mohamud  discusses how to combat poverty )

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja OoTobabar u furay ilaa 50 Suxufi oo ka kala socda Gobolada Somaliland. Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Tobabar u furay ilaa 50 Suxufi oo ka kala socda Gobolada Somaliland. – Waaheen Media Group ( SOLJA conducts  training  for 50 Somaliland journalists )

Maareeyaha Wakaaladda oo ka hadlay Sababta Biyo-yaraantu ugu badan tahay Xaafadaha Caasimadda Qaarkood iyo Cadaalad-darro lagu dhaliilo  Himilo Media Group ( Hargeisa: Director of Water Agency on why some water shortage is common in some Hargeisa neighbourhoods )

Khilaaf ka dhex jira Taliyaha Booliska Somaliland iyo Badhasaabada dalka – Awdalpress.com ( Rift between Somaliland Poice Commander and regional governors )

Dhageyso:Taliyaha Booliiska Jubbaland oo kawarbixinaya dugsi tababar oo loo furey ciidamada Booliiska Jubbaland. – dhanaanmedia.com ( Jubalabd Police Commander on a new training for Jubaland Police force )

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Hanti-dhowrka Guud oo Siyaabo is-khilaafsan uga hadlay  Xayiraad lagu soo rogay Kabka Dawladaha hoose – Himilo Media Group ( Somaliland: Interior Ministry and the General Auditor    differ on moratorium on subsidy for local governments )

Dawladda Hoose Maxay wax uga qaban wayday Godadka daadku fadhiistay ee Ballayga noqday?-  Himilo Media Group ( Hargeisa: Why hasn’t the local government done anything about water puddles turning into a gully )

Xaafado Ka Mid Ah Magaalada Marka Oo Dadka Badankooda Ay Ka Qaxeen (Sawiro) – Markacadey.com (Lower Shabelle:  People flee parts of Marka )

Sheekha Xukuma Haamaha Shidaalka Berbera Oo Dafiray Warbixintii Guddida La Dagaallanka Musuqmaasuqa Wakiilladu Dhawaan Siiyeen Wakiillada(DAAWO) – Hubaal Media ( The Sheikh in charge of Berbera Fuel Depot denies report by anti-corruption committee of Somaliland Parliament )

“Dhulku Waa Aafo Qaran, Sanadkan Oo Kali Ahna 67-Askari Baa Wax Dhintay iyo Wax Dhaawacmay Iskugu jira Oo Dhul Uun Ku Dhibaatooday…”Taliye Fadal – Somalidiasporanews.Com ( Somaliland Police  Force Commander: Lan disputes are a national disaster; 67 soldiers were either killed or injured as a result of land disputes )

HUBAAL KA DAAWO: Hantida Ummada Iyo Waxa Ka Dhexeeya Oo Cid Gaar Ah Ay Isticmaasho Iyo Inay Ka Mid Tahay Aafaadka Ugu Waa Weyn Ee Maanta Dalka Ka Jira – Hubaal Media ( Somaliland: Public resources put to use for private ends )

Muqdisho Oo Lagu Soo Bandhigay Buug Ka Hadlayo Garsoorka Iyo Islaamka – Radio Muqdisho ( A book on Islam  and justice launched in Mogadishu )

Shirkaddaha Jaadka Keena Somaliland Oo Doc-Faruuray Go’aankii Bacaha Lagu Mamnuucay –  Hubaal Media ( Somaliland Khat-importing companies violate the law against plastic bags)

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>