Thursday 27 August 2015



Warsoomaali.com is sponsored by Worldsom Solar Worldsom Solar Energy  is a leading and trusted solar energy service provider in Somalia.  

 Image result for ramaas software Ramaas Software is  a website development company operating both in Somalia and in UK

____________________________________________________________

 

Carteeeee

Ra’iisul wasaare ku-xigeen: “Xukuumadda waxa ay xoogga saareysaa wax u qabashada dadka naafada” – RBC Radio ( Deputy Prime Minster: Somali Federal Government will make effort to support people with disability    ) | Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegey in xukuumaddu ay xoogga saari doonto sidii daryeel ay u heli lahaayeen dadka bulshada unugul gaar ahaan naafada, kana dalbaday Wasaaradda caafimaadka in ay hagaajiso xarumaha caafimaadka, si loogu adeego bulshada.

Albayrak-Dekkada-Muqdisho1

Shirkada Albayrak Group oo la wareegtay Maamulida Dekkada Muqdisho muddo 20 sano ah! – Horseed Media ( Albarayk will run Mogadishu Port for twenty years     )   |   Shirkada laga leeyahay dalka Turkiga ee Albayrak Group ayaa todobaadkan si rasmi ah ulla wareegtay maamulida dekkada weyn ee magaalada Muqdisho, heshiiskaasi oo la sheegay in dowlada Federaalka ugu saxiixday muddo 20 sano ah in shirkadaasi maamusho dekkada caasimada Soomaaliya. Shirkada Albayrak Group oo iyadu aan si weyn looga aqoon caalamka oo ah shirkad dhismo, […]
Xildhibaan Goodax

Xildhibaan Goodax Barre: Madaweynaha waxuu aaminsan-yahay lacag inay shaqeyso,su’aashu waxaa weye lacagta xagge ka keenay macallin Iskuul buu ahaa (Dhagayso) –  RBC Radio (Godah: The Presidnt thinks  money , the question is where did he earn the money? He was a school teacher     )   | Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa diiday baarlamaanka Soomaaliya inuu yahay mid ku doonaya mooshinka ay ka keenen madaxweynaha inay lacag ku badashaan,warkana waxuu ku sheegay inuu yahay mid ka yimid madaxweynaha. Waxuu sheegay xaqiiqda inay tahay xildhibaannada inaysan dooneyn lacag,marka waxuu ku eedeyay madaxweynaha inuu yahay mid aamin-san lacagta.

Maxaa ka jira in Madaxweyne Xassan Sheekh kala dirayo baarlamaanka ? –  dhanaanmedia.com ( Is true President Hassan sheikh will disband the parliament ?   ) | Madaxweynaha dowladda federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegey in uu ka fikirayo kaladirista baarlamaanka fadhiidka ah oo dhawaan ka keeney mooshin isaga xilka looga qaadayo. Inkasta oo la sheegayo in qolyaha baarlamaanka ay meesha ka sareen qodobki madaxweynaha awooda u siinayay arinkan ayaa hadana waxaa dhanka kale la sheegayaa in madaxweynaha awood u leeyahay cuskashada dastuurki hore ee dalka, maadaama dastuurkan hadda jira uu yahay ku meel gaar.

Kooxo Hubeysan oo askari ka Tirsan Dowlada Soomaliya ku diley Gudaha Suuqa Bakaaraha,,,, - Mudug24.com ( Armed groups murder a soldier in Bakara Market  ) | Wararka ka imaanaya Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Galabnimadii Maanta Lagu diley Mid kamid Askart a ciidamada dowlada soomaliya

1

Axmed Madoobe oo kormeer ku tegay xeradii uu Qaraxa ka dhacay Sabtidii lasoo dhaafay (Sawirro) – Wacaal Media (  Jubbaland head of State visit scene of last week’s suicide attack in Kismayu v  ) | Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta markii uu gaaray Kismaayo booqasho ku tegay xeradii Tababarka ee uu ka dhacay Qaraxa taa oo ku taalay duleedka magalada Kismaayo agagaarka halka Jaamacadda loo yaqaan.
Gudoomiye Ku Xigeenkii Beladxaawo Iyo Taliyahii Booliiska Doolow Oo Ku Geeriyooday weerar – Wacaal Media (Deputy Chariman and commander of Doolow  district die in an attack       ) |  Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo dhex maray ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo dagaal-yahanada Al-Shabaab uu sababay dhimasahda gudoomiye ku xigeenkii degmada Baladxaawo iyo taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliya ee degmada Luuq.

guddoonsiinta shahaadadda

Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb galay xaflad loo sameeyey ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda Amoud ee 2015ka ( Daawo Sawirrada ) - Awdalpress.com (  Somalilad President attends a graduation ceremony at Amoud University   ) | Prof. Saleebaan Ahmed Guuleed oo shacabka Somaliyeed iyo gaar ahaan Somalilandba kaga jira baal dahabi ah ayaa ah iftiinka ka dhex muuqda madashan. Waxana uu mudan yahay in loogu yeedho Aabbaha Jaamacadaha Somaliland.  Waxana maanta Prof. Saleebaan farxad u ah in uu hor istaago ardaydan iyo waalidiintan aadka u badan kuna faano in dafcaddani oo ah tii 11aad ay ka qalin jabinayso Jaamacadda Amoud.

Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland oo Beenisay in Dawlada Hoose laga joojiyey Kabkii – Waaheen Media ( Somaliland Ministry of Interior denies reports that subsidies for local governments has been discontinued  )  | Wasiir Ku xigeenka Maamulka iyo Degmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Axmed Cadare ayaa waxba kama Jiraan ku sheegay Wararka Sheegaya in Hanti Dhawrka Qaranka Somaliland Joojiyay Kabkii Dawladaha Hoose Lasiin Lasiin Jiray,Markii Ay Xisaab Xidhkii lix Biloodka Ahayd Soo gudbin Wayeen.

“Raashinkii Madaxweyne-xigeenku Lahaa Waan Qaybiyay Muu Gaadhin Dadkii Abaaruhu Saameeyeen”Xildhibaan Aareeye” – Baligubadlemedia.com ( Food rations  did not reach people affected by the drought   ) | Xildhibaan Cali Ibraahim Aareeye oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa sheegay in la musuqay raasin uu madaxweyne-xigeenku qaybiyay oo loogu tallo galay dadka ay abaaruhu aafeeyeen ee gobalka Selel.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>